Farmaajo: “Marxuum Xasan Abshir waxa uu baal dahab ah kaga jiraa Sooyaalka dalkeenna”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xasan Abshir Faarax oo ku geeriyooday dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa xusay muddadii dheerayd ee Marxuumku u adeegayay dalkeenna, taas oo muujineysa hammiga iyo himilada uu u … Continue reading Farmaajo: “Marxuum Xasan Abshir waxa uu baal dahab ah kaga jiraa Sooyaalka dalkeenna”